+(252) 61-2-657000

News

Raisul wasaaraha Jamhuuriyadda

Sep 03, 2017 images

Raisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa Nalkii ugu horreeyay ee suurta galinaya in ay diyaaraduhu habeenkii kasoo dagaan Airport-ka Aadan Cadde si wada jir ah u rakibay.

Isbuuc kaddib ayuu billaaban doonaa duullimaadka tooska ah ee habeenkii, waxaana Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada Soomaaliyeed ee SCAMA ka go’an in ay sarre u qaaddo adeegyada muhiimka ah ee loo qabanayo shacabka ka duullayo kana soo dagayo guud ahaa garoomada duullimaadka ee ku yaallo Soomaaliya.