+(252) 61-2-657000

News

Turkish Airlines ayaa saaki soo caga dhigatay

Sep 01, 2017 images

Diyaarada Turkish Airlines ayaa saaki soo caga dhigatay, Garoonka caalamiga ah ee Aaden Cadde, iyadoo 3dii maalin ee lasoo dhaafay, soo dagi waysay, cillado xaga hawada ah awgeed.
Haayada Maaraynta Hawada Soomaaliya ayaa door adag ka ciyaartay dhanka saadaasha iyo in ay mar kale Turkish Airlines soo caga dhigato Garoonka Aadan Cadde..