+(252) 61-2-657000

News

Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed

Sep 01, 2017 images

Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed (SCAMA) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo dalka Talyaaniga ayaa kullamo la qaatay madaxda Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada wadanka Talyaaniga.

Booqashada Maareeyaha iyo wafdigiisu waxay ku saabsaneed cazuumad ay ka heleen ENAV oo ah hay’adda duullista iyo saadaasha hawada Talyaaniga, Wuxuu maareeyuhu kala hadlay tayaynta qalabka & shaqaalaha hawada Soomaaliya

ENAV Waxay ballan qaadeen in ay quburo noo soo diraan iyo tababaro shaqaalaha hawada Soomaaliya loogu qaado Talyaaniga