+252618320222

News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Xariga ka Jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya

Dec 28, 2017 images

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta xarigga ka jaray Xafiiska laga hagi doono Duulista Hawada Dalka Soomaaliya oo noqoneysa markii u horeysay muddo 27 sano kaddib.